Home arrow Siyaasadda | Africa arrow Dowlada Koofur Afrika oo ku soo rogtay Sharciyo cusub Ganacsatada Soomaalida
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:851
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:350
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:770
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:1247
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:456
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Nov 11 2008
Dowlada Koofur Afrika oo ku soo rogtay Sharciyo cusub Ganacsatada Soomaalida
Written by Ali Moallim   
Tuesday, 11 November 2008

Cape Town,(insidesomalia.org)- Dowladda Koofur Afrika ayaa waxa aya dhawaan soo saartey Decumentiyada  lagu xadidaya ganacsiyada Soomaalida ee ku nool Wadanka Koofur Africa.

 

Dowlada hoose ayaa soo bandhigtay Decumentiyadan oo ka hadlaya Qodobo xasaasi ah ayaa waxaa lasoo garsiiyey Ma,uuliyiinta Ganacsatada Koofur Afrika eek u sugan Magaalada Cape Town.

 

Mahad Axmed Cabdi waa nin u ololeeya arimaha Soomaalida xiriir qoto dheerna la leh Dowlada Koofur Afrika ayaa wuxuu sharaxaad dheer kabixiyey waxa soomaalida laga doonayo.

 

 1) Ganacisaga Soomaalida iyo dhaqaalaha meesha ay ka helaan markoodi hore,

 

 2) Dukaamada Soomaalida tiro ahaan inta ay ka koobanyihin.

 

3) Milkilaha Dukaanka iyo meesha uu alaabta ka soo iibsado si loo ogaado inuu Canshuuraha bixiyo.

 

4) Dukaamada Soomaalida masaafo ahaan inta ay isu jiraan  qiimaha Soomaalida alaabaha iibiso iyo inuu u diiwaangashanyahay Dowladda.

 

5) Nadaafada Dukaamada oo loo arko inay la qabsan dhaqanka Wadanka,

 

Sharcigan cusub ayaa caqabad weyn ku noqonaya Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Wadanka Koofur Afrika, iyadoo Ganacsatada qaarkood u arkaan in gabi ahaanba ciribtir lagu sameyn rabo ganacsiyadooda.

 

Dhanka kale Soomaalida ayaa lagu eedeeyaa inaysan sameyn isku duubni dhexdooda ah iyo wada shaqeyn dhex marta iyaga Dowlada Koofur Afrika,waxaan wadankan ku nool qoxooti ubadan wadamada Afrika,balse waxaa si gooni ah loo bartimaansadaa Soomaalida taasina waxay keentet Su,aal l,isweydiiyo.

 





Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >